Kusoo dhawoow Alhikma Training Center

Alhikma Gallery

Madaxa Alhikma Academy ayaa macalimiinta Maraakista Al-Itqaan – Neirobi kenya u bilaabay Koorso Tababar ku saabsan sida Higaada loo dhigo.

Alhikma ayaa Markaska Alkhebra la gashay Heshiis iskaashi.

Arday kaalimo ka gashay Tartanka Quraanka kariimka ah.qaybta waxbarashada tooska ah Somalia.

Shahaado ka qaybgale Koorso.

Ardayda Alhikma

mudadii aan wax ka baranayey Alhikma Academy waxaan ka helay casharo itus oo taabsi ah oo ay diyaariyeen macalimiin tayo sare leh
Abdisatar salah
Kampala -Uganda
waxaan muddo dheer baahi u qabay inaan barto cilmiga Naxwaha nasiib wanaag Alhikma academy ayaa noqotay meesha riyadayda ii rumaysay
Zahra ali
Hargeisa
waxaan u mahadceliyaa Maamulka iyo macalimiinta Academiyada Alhikma si hagar la'aanta ay noogu dadaaleen si aan u helno cilmi lajaanqadaya dunidan casriga ah
Ahmed ali
Mogadishu
Alhikma academy waxay lajaan qaadaya nidaamka waxbarsaha casriga ah waxaana ka bartay course nolashayda waxbadan ka balay
Jack Brownn
Nairobo- Kenya

Our Most Popular Courses

Contact Us

Waxaan diyaar kuu nahay 24/7

Contact Info

Address​

Tansim shopping mall. 5th floor, 8th Street, first Avenue, Eastleigh Nairobi, Kenya

Email Us

mediaalhikma89@gmail.com

Call Us

+254-715700216

Follow Us